ARIMAHA BULSHADA

Daawo-shacbiweynaha Somaliland Muxaafid Iyo Mucaaridba Waa In Ay U Midoobaan Xuska Munaasibada 18ka May.-Xildhibaan Xasan Muuse Hufane..

(Guuguulenews)- shacbiweynaha Somaliland Muxaafid Iyo Mucaaridba Waa In Ay U Midoobaan Xuska Munaasibada 18ka May.-Xildhibaan Xasan Muuse Hufane.. Daawo:Xildhibaan xasan Muuse Hufane Oo ka tirsan mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa si faahfaahsan uga hadlay xuska munaasibada 18ka may,dardaaran-na u diray shacbi weynaha somaliland .. Daawo:

Read More »

Daawo Wareysi -Xeerka Saxaafa Qaranka Somliland Wuxuu Xambaarsan Yahay Muhiimada Badan Oo Ay Ka Mid Yihiin Xuquuqda Suxufiga Iyo Xuquuda Dadku Ku Leeyihiin Suxifiyiinta -Xil Axmed Ducaale Bullaale.

Hargeysa(GuuguuleNews)-Daawo-Xeerka Saxaafdu Wuxuu Xambaarsan yahay In Suxufigu War Helo Xil Axmed Ducaale Bulaale. Xildhibaan Axmed Ducaale Bulaale oo ka tirsan mudanayaasha  Golaha Wakiilada somaliland oo wareysi khaas ah siinaayey shabakadani (Guuguulenews) ayaa faahfaahin ka bixiyey xeerka saxaafada qaranka somaliland oo Golahaasi horyaala . Daawo:

Read More »

Dhagayso Warbixin Kooban-Magaalada hargeysana Waxaa Qaali Ah Adhiga Daabaxa Ah Oo Qiimo Sare Lagu kala Iibsanaayo.

Hargeysa(Guguulenews)-Magaalada hargeysana Waxaa Qaali Ah Adhiga Daabaxa Ah Oo Qiimo Sare Lagu kala Iibsanaayo.. Suuqyadalagu kala iibsado xolaha nool,gaar ahaan adhiga lqalo(Daabaxa Ah) ayaa qaali ah ,sida ay shabakadani caanka ah ee Guuguulenews u cadeeyeen dadka ka ganacsada xoolhaasi,iyadagoo dadweynahaasi ku sababeeyey sarokacaasi xoolihii sucuudiga lo hoof  lageyn jiray oo wali xidhan,arrintaso waxay keentay in neefka ugu yar ee adhiga ...

Read More »