Dhagayso Warbixin Kooban-Magaalada hargeysana Waxaa Qaali Ah Adhiga Daabaxa Ah Oo Qiimo Sare Lagu kala Iibsanaayo.

Hargeysa(Guguulenews)-Magaalada hargeysana Waxaa Qaali Ah Adhiga Daabaxa Ah Oo Qiimo Sare Lagu kala Iibsanaayo..

Suuqyadalagu kala iibsado xolaha nool,gaar ahaan adhiga lqalo(Daabaxa Ah) ayaa qaali ah ,sida ay shabakadani caanka ah ee Guuguulenews u cadeeyeen dadka ka ganacsada xoolhaasi,iyadagoo dadweynahaasi ku sababeeyey sarokacaasi xoolihii sucuudiga lo hoof  lageyn jiray oo wali xidhan,arrintaso waxay keentay in neefka ugu yar ee adhiga ah qiimahiisa la kala siisto lix boqol oo kun ilaa toddob boqol oo kun oo lacagta shilinka Somaliland ah.

Halkani Hoose ka dhagayso qodobkaasi oo faahfaahsan:

Warbixintan waxaa isku howlay Oosoo diyaariyey caydaruus cisman (Mr-Ayuubi).

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.