DAAWO-XILDHIBAN MAXAMED JAAMAC AYAA DABOOLKA KA QAADAY IN GANACSADE INA GEELE ARAB MARNABA DALKA DJABUUTI LAGU WAREEJIN DOONIN .

(Guuguule)-XILDHIBAN MAXAMED JAAMAC AYAA DABOOLKA KA QAADAY IN GANACSADE INA GEELE ARAB MARNABA DALKA DJABUUTI LAGU WAREEJIN DOONIN .

Xldhibaan maxamed jaamac oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa cadeeyey in ganacsade ina geele arab marnaba aanay somaliland u dhiibi doonin dalka jabuuti ,waxaanu xildhibaanku farta ku fiiqay in dastuurka somaliland u yaalaa uu difaacaayo muwaadiniinta dalka ..

Daawo:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.