Daawo- Wareysi xiiso Badan-Haweenka Ku Shaqaysta xirfada Dawaarka Oo magaalada Hargeysa Ku Soo Badanaya

Hargeysa(Guuguulenews)-Wareysi xiiso Badan-Haweenka Ku Shaqaysta xirfada Dawaarka Oo magaalada Hargeysa Ku Soo Badanaya…

Magalada hargeysa waxaa ku soo badanaya Haweenka ku shaqaysta xirfada dawaarka oo ganacsogoodu meel fiican maraayo wareysi ayuu guuguulenews.com la yeeshay mid ka mid ah haweenkaasi xirfadaasi ku shaqaysta.

Daawo-

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.