Daawo Wareysi -Xeerka Saxaafa Qaranka Somliland Wuxuu Xambaarsan Yahay Muhiimada Badan Oo Ay Ka Mid Yihiin Xuquuqda Suxufiga Iyo Xuquuda Dadku Ku Leeyihiin Suxifiyiinta -Xil Axmed Ducaale Bullaale.

Hargeysa(GuuguuleNews)-Daawo-Xeerka Saxaafdu Wuxuu Xambaarsan yahay In Suxufigu War Helo Xil Axmed Ducaale Bulaale.

Xildhibaan Axmed Ducaale Bulaale oo ka tirsan mudanayaasha  Golaha Wakiilada somaliland oo wareysi khaas ah siinaayey shabakadani (Guuguulenews) ayaa faahfaahin ka bixiyey xeerka saxaafada qaranka somaliland oo Golahaasi horyaala .

Daawo:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.