Daawo-Wareysi kooban:Dhalinyaradda Iskaa Wax U Qabso Oo Hawlgal Nadaafadeed Ka Fulisay Hargeysa.

Hargeysa(GuuguuleNews)-Wareysi kooban:Dhalinyaradda Iskaa Wax U Qabso Oo Hawlgal Nadaafadeed Ka Fulisay Hargeysa…

Dhalinayaradaasi oo si iskood ah isku soo xilqaamay ayaa waxay olole nadaafaedeed ka fuliyeen agagaarka cisbitaalka guud ee Magalada Hargeysa,waxaana wareysi siiyeen shabakadani Guuguulenews oo inta badan u kuurgasha arrimaha Bulshada ee dalka.

Daawo-

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.