WARBAAHINTA

OGAYSIIS

OGAYSIIS  (MOE&S-MEDIA OFFICE 19/9/2018). Wasaarada Waxbarashadda iyo Sayniska iyo Xafiiska Imtixaanaadka Qaranku waxay ku ku wargelinayaan dhammaan ardaydayda danaynaysa ee haysta darjada (dhibcaha) ugu sareeya ee fasalada 8-aad ee dalka in la qaadi doono imtixaankii lagu galayey dugsiga sare ee SOS (Sheekh), kaasi oo ay qaadi doonaan dugsiga SOS, waxana imtixaankaasi dhici doonaa  maalinta khamiista ee ay taariikhdu ku beegan ...

Read More »

Shirka Madaxda dowladda Somaliya iyo maamul goboleedyada oo lagu wado in la soo gabagabeyo

Muqdishu (guuguulenews)— Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada ayaa lagu wadaa in maanta oo Sabti ah la soo gabagabeeyo, iyadoo qorshuhu yahay in laga soo saaro war murtiyeed. Madaxda ayaa xalay shirar gaar gaar ah lahaa, waxaana laga hadlayay qodobada qaar oo ahaa kuwo la isku mari la’aa, ilo wareedyo ku dhow dhow Madaxda dowlad goboleedyada ayaa sheegaya inay ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo shir guddoomiyay shirka Golaha Amniga Qaranka

November 02 (Muqdishu)— Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta shir guddoomiyay shirka Golaha Amniga Qaranka, kaasoo ay ka qeyb galeen Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada, Golaha Wasiirada iyo Saraakiisha Ciidamada. Shirkan ayaa looga hadlayay siyaasadda ammaanka qaranka iyo sidii loo dardar gelin lahaa dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Shirkan oo ah kii labaad oo ammaanka Qaranka lagaga tashanayo waxaa lagu wadaa ...

Read More »

Odayaasha dhaqanka ee soo xulay Baarlamaanka oo war saxaafadeed soo saaray (Akhriso)

November 02 (Guuguule News)— Odayaasha dhaqanka ee soo xulay Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ka soo saaray war saxaafadeed ka kooban dhowr qodob oo ay uga hadlayaan xaalada dalka. Qoraalka ka soo baxay Odayaasha dhaqanka ee 135-ta Oday ayaa waxay taageero u muujiyeen Xukuumadda uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, sidoo kale waxaa ...

Read More »