MAQAALADDA

Wasiirka Wasaarada Shaqo-gelinta Arimaha, Bulshada iyo Qoyska JSM Qaabkee Ugu Adeegtaa Hawlaha Qaranka u igmadey Madaxweynaha JSM Mudane Muuse Biixi Cabdi?.

Qaybtii 2aad: Maxsuulkii Nooga Soo Baxay Horumarka Wasaarada ka Samaysa Wasiir Hinda Gaani (Somaliland Youth Educators) Political Research Committee. Gudidda Dhalinyarada Aqoon Yahanada (Somaliland Youth Educators)  Oo Wada Qiimayn Wasaaradaha Dalka uguna Horeysiiyey Wasaarada Shaqo Gelinta Arimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland oo saxafada uso bandhigey wax qabadka Fiican qaybtii 2aad. NB: Waxa naga reeban Urur ahaan inaan ku qiimayno masuuliyiinta ...

Read More »

WASIIRKA SHAQO-GELINTA, ARIMAHA BULSHADA IYO QOYSKA MARWO HINDA JAMA HIRSI GAANI: MUUNAD KA SO DHEX BAXDEY XUKUMADA MADAXWEYNE MUUSE BIIXI CABDI.

Wasaarada Shaqogelinta Arimaha Bulshada iyo Qoysku Maanta waxay Noqotay Wasaarada ugu dardarta iyo shaqada badan uguna dhaqdhaqaaqa badan Wasaaradaha taasina waxay horseed u ah Wasiirka Wasaarada Marwo Hinda Jamac Hirsi Gaani oo runtii hadaanu nahay bulshada reer Somaliland markhaati cad ka nahay dedaalka, hawl karnimada ay daacadnimadu ku dheehana tahay ee ay leedahay uguna adeegayso bulshada qaybaheeda kala duwan ee ...

Read More »

MASUULIYIINTA DAWLADDA HOOSE EE HARGAYSA OO DANO GAAR AH UGA FAA’IIDAYSTAY DHUL WASAARADDA WAXBARASHUDU UGU DEEQDAY IN LAGA DHISO XARUN DAB-DEMIS

Madaxda dawladda Hoose ee caasimada Somaaliland ee Hargaysa ayaa horaantii sannadkan ka codsaday masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashadda iyo Sayniska dhul uu leeyahay dugsiga sare ee Maxamuud Axmed Cali, dhulkaasi oo sida ay codsigooda ku sheegeen u doonayeen in ay ka dhisi doonaan xarun cusub oo uu yeelan doono ciidanka dab-demiska Somaliland ee xaafada Maxamuud Haybe, si loogu dhaweeyo adeegaasi bulshada ku ...

Read More »