CIYAARAHA

Weeraryahanka Real Madrid Karim Benzema ayaa si aan wacneen kusoo bilowday xilli ciyaareedkaan 2017/2018, wuxuuna ka dhaxlay inuu dhalaaceyn kala kulmo falanqeeyaha heerka caalami ee Gary Lineker kaas oo sidoo kale ah xidig horay usoo maray kooxda Barcelona. Gary Lineker oo aad loogu yaqaano doorkiisa saarenimo ee barnaamijka Match of the Day ayaa ku tilmaamay xidiga Real Madrid mid laga ...

Read More »

Kooxda Chelsea ayaa sheegtay in N’Golo Kante uu ciyaaraha ka sii maqnaan doono saddex toddobaad oo dheeri ah ka dib markii uu dhaawac ka soo gaaray ciyaar uu dalkiisa u dheelayay

Guuguule(Hargeysa)_Lix iyo labaatan jirkan ayaa isaga oo dhutinaya ka baxay ciyaartii ay Faransiisku hal iyo eberka kaga badiyeen Bulgaria toddobaadkii hore, wuxuuna ciyaaraha ka sii maqnaan doonaa tan iyo bisha soo socota. Tababaraha Chelsea, Antonio Conte ayaa sheegay in ciyaartoygan khadka dhexe ka dheela uu u baahan doono baaritaan caafimaad. Danny Drinkwater oo isna Chelsea uga dheela difaaca “ayaa si ...

Read More »