ARIMAHA BULSHADA

OGAYSIIS

OGAYSIIS  (MOE&S-MEDIA OFFICE 19/9/2018). Wasaarada Waxbarashadda iyo Sayniska iyo Xafiiska Imtixaanaadka Qaranku waxay ku ku wargelinayaan dhammaan ardaydayda danaynaysa ee haysta darjada (dhibcaha) ugu sareeya ee fasalada 8-aad ee dalka in la qaadi doono imtixaankii lagu galayey dugsiga sare ee SOS (Sheekh), kaasi oo ay qaadi doonaan dugsiga SOS, waxana imtixaankaasi dhici doonaa  maalinta khamiista ee ay taariikhdu ku beegan ...

Read More »

Daawo-Ururka Suxufiyiinta Somaliland Waxa Uu Mideeyaa Horumarinta Suxufiyiinta Somaliland Inan Iyo Gabadhba Sidaasi Awgeed Waa In Aanu Horumarinaa …-AGaasimaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Yaxye Maxamed Cabdi(Xanas)

(Guuguulenews)–Ururka Suxufiyiinta Somaliland Waxa Uu Mideeyaa Horumarinta Suxufiyiinta Somaliland Inan Iyo Gabadhba Sidaasi Awgeed Waa In Aanu Horumarinaa …-AGaasimaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Yaxye Maxamed Cabdi(Xanas)… AGaasimaha Ururka suxufiyiinta Somaliland ayaa faahfaahin ka bixiyey qorshayaal hor leh oo ay ka urur ahaan ku dardargalinayaan horumarinta Guud ahaan warbaahinta kala duwan ee dalka ka howlgasha… Daawo:

Read More »